8 qof oo dheeri ah ayaa maanta laga helay CORONAVIRUS gudaha Ethiopia ,
Tirada guudna waxay gaadhay 82 qof.
Sideeda qof ee maanta xanuunka kaga helay waxaa ku jira muwaadin u dhashay soomaaliya oo kasoo duulay dalka ingiriiska hadana ku sugan gudaha Ethiopia
Itoobiya ayaa sheegtay in ay cudurka #Coronavirus ka heshay qof reer Somaliland ah oo ka yimid dalka Ingiriiska. Waa nin da’diisu tahay 37jir.
