Gabadha Uusan Waligiis iloobi Doonin Ninka Ragga Ah :

0
113

Si Walbo Uu Gabdho Badan Ula Sheekesto Ama Uu Xidhiidho Ula Sameyo Ama Xataa Uu U Guursado Gabdho Badan Ninka Raga Ah Waxaa Jirta Gabadh Uusan Waligii iloobi Doonin .

Xataa Haduu Xidhxidhkooda Dhamaado Eeyna Kala Tagaan Mar Walbo Wexey Ku Jirtaa Fikirkisa Qalbigisa iyo Xasuusihisa . Mar Walibana Wuxuu Ku Riyooda iney dib ugu soo laabato Si Uu U Xafido Si Mar Labad Eeysan Uga Fogaan. Badana Raga Ma Dareman Qiimaha Gabadhasi ilaa iyo Markey Waayan Ma Ehee .

Yey Tahay Qoftas Ninka Raga Ah Uusan iloobi Doonin Abid ?

1- Waa Mida Qiimeysa Raganimadisa Una Muujisa Ixtiram iyo Qadarin. Ma Aha Mida La Dooda ama La Tirsata .

2-Waa Mida U Muujisa Naxriis Darensisa Ineysan Ehen Jecelkisa Bis Waa Iney Mar U Matasha Hooyadis Marna Jecekisa Marna Sxbtisa Marna Wlshisa .

3-Waa Mida U Sabarta Uguna Dulqadata Marku Culeska Saaran Yahay Ama Uu Careysan Yahay .

4- Waa Mida Uu Daremayo Farxad Marku La Hadlayo Ama uu Codkeda Maqlayo Waa inuu ilooba cules walbo saaran iyo xanuun walbo haayo .

5- Waa Mida Daremeyso Murugadisa Asagon Hadlin Waa Mida La Qeybsata Xalad Walbo Uu Ku sugan Yahay Kana Caawisa Iney Murugada Ugu Badasho Farxad .

6-Waa Mida Caqliga U Sxbka Ah Taqaana Sida Eey Ula Dhaqanto, Kuna Dhiiri Galiso Inuu Horumar iyo Guulo Gaaro.

7- Waa Mida Aan aqoon Cuqdada Ee Qalbigeda Nadiifka yahay Hadu Uu Ka Raali Giliyo qalad uu ka galayna iska cafiso .

8- Waa Mida Taqan Waxa Uu Jecel yahay Iyo Waxa Uu Neceb Yahay Waxa uu ku farxo iyo waxa uu ka caroodo .
Ninka Raga Ah Hadey Horay Usoo Martay Qof Tilmaamahan Leh Uuna Xafidan Waayo Waa Hubaal Inuu Ka Shalaynayo Wiligisana Uusan Iloobi doonin.

Insha Allaah Waan ka Hadli Doona Dumarkana Nooca Raga Ah Eeysan Wiligod iloobi Doonin .🙏💝

👤 Yasin Abdirizak

Si Aad u hesho qoraalo xiiso leh like page Mhdsnd