warbixintii ugu danbeysay xanuunka saf marka ah ee covid19 warbixintii oo kooban halkan hoose kala soco
10 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.
> Laga Helay: 36
> Somaliland: 13
> Koonfur Galbeed: 10
> Jubbaland: 8
> Benadir: 4
> Galmudug: 1
> Lab: 30
> Dhedig: 6
> Bogsasho: 17
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,452
> Bogsashada Guud: 506
> Dhimashada Guud: 85
