50 Kaligii taliye ee ku amar ku taagleeya dunida, Farmaajo ma ku jiraa?

0
140

Maanta dunida waxa jooga 50 Kaligii taliye 19 ku amar ku taagleeya Afrikada Saxaraha ka hoosaysa, 12 ka arrimiya bariga dhexe iyo waqooyiga Afrika, 8 qasba waddamada dhaca Aasiyada Baasifiga, 7 sanka ka tola waddamada la isku dhaho Yuureeshiya, 3 Ameerika ah iyo 1 Yurub ah.

Maxamed Farmaajo ayaa lagu daray liiska markii uu mucaaradka Jilbaha ku socodsiiyay 2 sannadoodna uu ku darsaday balse waa kali taliyaha ugu faraha jilicsan 19-ka jooga Afrikada Saxaraha ka hooseysa.

Farmaajo sharaftiisii waxa la weydiiyaa baraadarka (Caabi Axmed) iyo Afawerqi oo hadda liis lagu wada daray.

Qeexidda Kali talis: Waa qaab dawladeed oo awooddu gacanta ugu jirto hal qof ama koox yar iyada oo aanu jirin sharci shaqeynaya oo xaddidaya tallaabooyinka ay qaadayaan.

Link-gan hoose ka fiiri liiska

https://planetrulers.com/wp-content/uploads/2020/03/current-world-dictators-scaled.jpg