Deg Deg Maraykanka oo hambalyeeyay doorashada Madaxweyne Galmudug

0
254

Deg Deg Maraykanka oo hambalyeeyay doorashada Madaxweyne Qoorqoor, isaga oon u hambalyeyn madaxweynaha ahlusuna oo la doortey isna

waxaaney sheegtey safaarada somalia ee moqdisho in ay si dhow ula socotey doorashada galmudug maanta yadoo doorashadu u eekeed mid si weyn ah doorasho dib u heshiisiineed waxayna dowlada mareykanu leeyahay qof kasta oo kasoo qayb qaada xalinta khilaafka galmudug iyo dhibaatada ka jirta galmudug waaan masuuliyadiisa in qof walba ka fogaagda inuu dhibaato ama qas ka abuuro gobolka.

dhamaadkii waanu u hamblayeynaynaa madaxweynaha cusub ee galmudug ahmed abdi kariye(qoorqoor)