3 somali ah oo laga helay Coronvirus

0
186

wadanka talyaaniga ayaa laga sooo sheegaya in dad fara badan uu ku dhacey oo ay ku jiraan somaali.

coronavirus oo aad layskugu gudbiyo ayaa fara baas ku haya dhamaan wadamada aduunka, waxaanu aad u saameyey china wadanka uu markii hore ka dilaacey,

wadanka yurub ah ee ugu badan ee uu ku dhacey waxa weeye Talyaaniga oo ay ku nool yihin somaali badan iyadoo dawlada talyaaniga ku amartay dhamaan hospitaalada talyaaniga in qofka qaba xanuunka la dhigo oo fara laga qaado dhamaan bukaanidii kale,

waxaanu sheegey dhakhtar somali ah oo ka shaqeeya dhartar talyaani aha in cudurkan uu ku dhacey 2 qof oo somali ah oo ku nool Roma iyo halka qof oo kale oo ku nool magaalada labardiya

lakin wali lama soo sheegay wax somali ah oo u dhintey cudurkaas oo somaali ah marka laga reebo 3dexdaa qof uu ku dhacey ee jooga talyaaniga.