3 qof oo laga helay COVID19 SOMALILAND

0
136

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka oo kamida Guddida heer qaran ee ka hortaga Xanuunka Covid19 ayaa hadda xaqiijiyey in la helay Saddex qof oo cusub oo laga helay Xanuunka Covid19.

Wasiirku waxa uu Warbaahinta u cadeeyey in Laba qof oo Caasimadda Hargeysa jooga iyo Hal qof oo Boorama jooga ay la deris yihiin Xanuunka Covid19.

Tirada guud ee hadda Wasaaradda Caafimaadku ku dhawaaqday ayaa noqonaysa 5-ruux.