Home WARARKA MAANTA “2,600 Oo Macallin Ayaa Bilaa Mushahar Ah…” Wasiirka Waxbarashada Somaliland

“2,600 Oo Macallin Ayaa Bilaa Mushahar Ah…” Wasiirka Waxbarashada Somaliland

0
232

February 23, 2019-Wasiirka wasaaradda waxbarashadda Sayniska Somaliland Cismaan Jaamac Aadan ayaa sheegay in tirada rasmiga ah ee macalimiinta qaranka bilaa mushaharka ahi ay dhan yihiin laba kun iyo lix boqol oo macalin.

Wasiirku waxaa uu sidan ka sheegay mar uu maanta hor tagay gudida joogtadda ah ee golaha guurtidda Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com