๐…๐š๐šโ€™๐ข๐ข๐๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐-๐ค๐š ๐Š๐š๐ซ๐จ๐จ๐ญ๐š๐๐š (๐œ๐š๐ซ๐ซ๐จ๐ญ)

0
37

๐Š๐š๐ซ๐จ๐จ๐ญ๐š๐๐š waxa kujiro qaybaha kala duwan ee nafaqada waxay qani ku tahay oo aad ugu badan vitamin A

  1. Waxay xoojisaa Aragtida isha : vitamin A kujiro carootada ka wuxu ka hortagaa xanuuno ku dhaco isha sida agtida habaynkii oo yaraato iyo indho qalayl-ka.
  2. Waxay ka qayb qaadata korniimada jirka: fiitamiinada ku jiro waxay saacidaan samaysanka borotiinada ka qayb qaato korniimada jirka.
  3. Wuxuu kor uqaadaa caafimaadka unugyada jirka : vitamin A kujiro wuxuu joogteeyaa badqabka unugyada loo yaqaan (epithelial cells) ee ku dahaaran xubnaha jirka sida isha caloosha,mindhicirada ,sanbabka ,kaadi haysta ,maaqaarka, iyo kuwo kale.
  4. Waxay u fiicantahay dheefshiidka : waxana kujiro maadada fiber-ka oo saacido dheefshiidka caloosha.
  5. Waxay u fiicantahay difaaca jirka : fiitamiin A wuxuu dowr muhiim ah ka qaataa shaqada difaaca jirka.
  6. Waxay u fiicantahay hanaan ka taranka iyo samaysan ilmaha abuurmayo

7.Wuxu ka hortagaa qallalida iyo engegida maqaarka iyo isha.

๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ-๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ต oo gaarsii asxaabtada si ay uga faaideystaan.

Waa qorey dr faras

Caafimaadka iyo Nafaqada