๐…๐š๐šโ€™๐ข๐ข๐๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐„๐ž ๐๐š๐ฌ ๐๐š๐š๐ฌ๐ค๐š.

0
274

Bas-baaska wuxu qani kuyahay oo aad ugu badan vitamin C taas oo kadhigan
100 gram oo bas-baas ah waxa kujiro VitaminC = 144 milligrams oo u dhiganto 173% xaddiga vitamin C jirku ubaahanyahay maalintii : Reference Daily Intake (RDI)
Sidoo kale waxa kujiro fiitamiin B6 = 0.51 mg u dhiganto 40% (RDI)
Iyo macdanta = Iro , Magnesium , Potassium

Kasakow inay jirto fikrado ah in bas-baasku uu ka qayn qaato gaas-calooleedka iyo laab-jeexa/ laab-hurka maado kujirto bas-baaska oo layiraah capsaicin waxay keentaa dareen ah hur/gubasho sidoo kale maadada capsaicin waxay keentaa in calooshu soo dayso aashito (acid) badan taas oo keeni karto gaas-calooleed
taas kacsigeeda fiitamiinada muhiimkaa ee kujiro bas-baaska waxay kaq ayb qaadan karaan in difaaca jirku la dagaalamo wax yaalaha ilmo aragtada ah sida bakteriyada keento gaas-calooleedka ee layiraah H. pylori

  1. Wuxu xoojiyaa dhifaaca jirka = xaddiga aadka ubadan ee vitamin C kujiro wuxu sare uqaadaa difaaca jirka (immunity system) arintaas oo aad ugu muhiimsan wakhtiya uu dilaaco virus-ku .
  2. wuxu la dagaalamaa caabuqa iyo infekshanka ,khaasatan kuwa ku dhaco Neef-mareenka /sanbabada : xaddiga aadka ubadan ee kujiro fiitamiin C sidoo kali fiitamiin A (beta-Carotene) waa antionxydant tasoo macnaheedu yahay wuxu ladagaalamaa oo jirka kasaara waxyaalaha sunta ah ee kadhasho falgalada khaldan ee ka dhexdhaco jirka .
  3. Wuxu u fiicanyahay dheef shiidka : maadada fiitamiin B6 ee ku jirto waxay ka qayb qaadataa burburinta iyo dheef shiidida cuntada.
  4. yareynta miisaanka jirka : maadada capsaicin cilmi-baaris caafimaad ayaa sheegayso inay hoos u dhigto miisaanka.

5.wuxu u fiicanyahay maqaarka : vitamin C wuxuu caawiyaa samaysanka collagen oo ka qayb qaadato samaysan iyo bad qabka maqaarka.

  1. wuxu horu mariyaa caafimaadka maskaxda iyo shaqada neerfaha : wax kujiro Vitamin B6 oo ka qayb qaato samaaynta fariin sidayaasha neerfaha sida serotonin iyo gamma aminobutyric acid.
  2. Waxa lagu taliyaa inaysan isticmaalin bas-baadka dadka qabo gaas-calooleedka iyo laab-jeexa/hurka.

๐….๐†

Hadii aad xad dhaaf u cunto basbaaska waxaa kal dhaxli kartaa dhibaatoyin badan.

๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐ž-๐๐ก๐ž๐ก ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข ๐š๐ฌ๐ฑ๐š๐š๐›๐ญ๐š๐š๐๐š ๐ฌ๐ข ๐š๐ฒ ๐ฎ๐ ๐š ๐Ÿ๐š๐š๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐š๐ง.

like dhah: page-ka Caafimaadka_iyo Nafaqada

Riix hoos:
https://www.facebook.com/Dr.Doogle/