๐…๐€๐€โ€™๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐€๐ƒ๐€ ๐‚๐€๐€๐…๐ˆ๐Œ๐€๐€๐ƒ ๐„๐„ ๐‚๐€๐๐๐€๐‡๐€๐Ÿฅญ

0
128


Canbaha waa miro aad umacaan,waxaana laga helaa Nafaqoyin kala duwan sida : fataminada iyo macdan.

Faa’iidooyinka canbaha laga helo waxaa ka mid ah:

1- canbaha waxaa ka buuxa maadoyin badan oo dhiiga nadiifiyo sida: polyphenols oo ah maado dhiiga ka nadiifiso wasaqada ku jirta.

3- waxuu kalo sara u qaadaa difaaca jirka oo waxaa ka buuxo vitimin A kaa soo sare u qaado difaaca jirka.

Hadii uu Vitimin A uu jirka ku yaraado waxaa siyaado caabuqyda jirka ku dhaco.

4- sidoo kale canbaha waxaa laga helaa Vitimin C, waxa uu jirka ka saacidaa soo saarida unugyada cad cad Ee dhiiga kuwas oo sare u qaado difaaca lana dagaalamo cuduro sidayaasha.

5- Canbaha waxa oo sare u qaadaa caafimaadka dheefshiidka, oo waxa uu leeyahay maadooyin badan oo tayo leh kuwaas oo dheefshiidka ka dhigo mid safiican u shaqeeyo canbaha waxaa laga helaa dheecaanka loo yaqaan amylases, kaas oo door muhiim ah ka ciyaaro dheefshiidka sido kale qubka canbaha waxa oo ka sameesan yahay madada loo yaqaan fiberka taas oo ka qeeb qaadato jilcinta saxarada.

6- Canbaha waxa oo isku dheeli tir ku sameeyaa heerka baruurta dhiiga.

waxaa laga helaaa vitiminC, fiber iyo maadada kale loo yaqaan pectinka kuwaas oo ka qeeb qaato isku dheeli tirka baruurta dhiiga dhax qulquleso.

7- Canbaha waxa oo naga caawiya xakameenta cudurka sokorta.

cunista caleenta geedka canbaha waxa ay door muhiim ah ka ciyaarta xakameenta sokorta marka dadka qabo sokorta waxa wanaagsan inay cawitan ka dhigtaan biyaha caleenta canbaha.

side lo sameya biyaha caleenta canbaha.

A- marka hore waxaad 7 caleen ah ku ridesaa weel yar.

B- ka dib waxaad ku shubesaa biyo diiran.

C- Waxaa sugtaa 8 saacadod.

D- ka dib waxaad cabeesa biyaha waxaa wanagsan in aad subixi aroorti cabto habeenki aad diyaarsato.

8 -canbaha waxa oo u wanaagsan yahay tinta iyo maqaarka

canbaha waxaa laga helaaa vitiminska loo yaqaan A iyo C kuwaas oo door muhiim ah ka ciyaaro koriinka timaha iyo maqaarka.

๐–/๐: ๐ƒ๐ซ ๐…๐š๐ซ๐ข๐ฌ ๐€๐ฅ ๐š๐ญ๐ญ๐š๐ฌ

๐Ÿ‘‰๐†๐š๐š๐๐ก๐ฌ๐ข๐ข Ama ๐Œ๐ž๐ง๐ญ๐ข๐จ๐ง Dheh Asxaabta si Eey uga faaideystaan.๐Ÿ‘ˆ

๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐ž- dheh wll