WARAR CUSUB
Wararka maanta
Ciidanka Eritrea oo maalin kaliya ku Diley 800 deegaanka tigreega
Kiniisadan oo ku taala magaalada Axum ee deegaanka tigreega ayaa la sheegay in maalin qudha ay ciidamada Eritrea qudha kaga gooyeen dad kor udhaafaya...
XOGAHA DUNIDA
Caafimaadka
Noocyo cusub oo kaneeco ah oo laga helay dalka itoobiya kuna...
Nooc cusub oo kaneeco ah oo lagu magacaabo Anopheles Stefensay ayaa ku faafaya 13 magaalo oo ku baahsan dalka Itoobiya.
Daraasad ay sameysay machadka cilmi...
Itoobiya, Kenya, Ruwanda, Soomaaliya, Koonfurta Suudaan, Suudaan iyo Ugandha Xilimaa la...
Itoobiya, Kenya, Ruwanda, Soomaaliya, Koonfurta Suudaan, Suudaan iyo Ugandha ayaa dhammaantood loo qorsheeyay inay helaan tallaalka COVID-19 kahor dhammaadka bisha Febraayo.
Warbixin ay Arbacadii soo...
Timirta Iyo Caafimaadka Ku Lammaan!
Sida khubaro dhinaca nafaqaynta cuntada ay cadeeyeen Timirtu waxay leedahay waxtar iyo faa’iidooyin badan sida iyadoo dawo u ah dhiig yaraanta, Roomantiisamka, maxaa yeelay...
Dadka Seexda Waqtiga Ka Yar Toddobada Saacadood Oo Looga Digay Khatar...
Daraasad dhowaan laga sameeyey hurdo yaraanta iyo saamaynta ay ku yeelato caafimaadka dadka oo ay sameeyeen khubarro ka socotay Machadka King’s Collge ee London...
maqaaalo
Laga Yaabaa 8-dan in Aanad Hore u Ogayn-
Subaxa Jimcaha- Ka hor inta aanu soo muuqan kaaha qorraxdu, dhammaan makhluuqa oo dhami way aamusaan iyaga oo isu diyaarinaya Afuufidda “Suur-ta” iyo in...
Shidaalka Somalida iyo Xaraashka Maanta. khatar.
Waa Qoraal aad muhim u ah in aad Akhriso, haba kugu dheeraadee, Fadlan haka caajisin si aad u ogaato Waajibka Shidaalka Dalka kaa saaran.
Waan...
News in English
Somali government announces outcome of Samareb conference
The meeting of the heads of the federal government and regional governments which was held for 5 days in Samareb, the capital of Galmudug...